Gadoomiyaha ahlusunnah waljamaaca ee gobalka waqooyi barri kenya
sheikh cumar nuux ibraahim oo loo garan ogyahay sheikh cumar callaamah oo ah gadoomiyaha ahlusunnah wal jamaacah ee goboolka waqooyi barri ee dalkakan kenya sheikha ayaa baaq u diray guudd ahaan dadka muxsiniinta ah ee soomaaliyeed inay garab istaagaan dadka ay abaaraha ay saameyeen ee gobalka waqooyi barri kuwaas ;oo xaaldooda laga dayrinaayo … s gaar ahaan kuwa xoola dhaqatada ah .