baaq ka socda gadoomiyaha ahlu sunnah wal jamaaca sheikh cumar nuux ibraahim ………
waxaa maanta bogaadin dheer u diray dadka muslimiinta guud ahaantooda gadoomiyaha ahlu sunnah wal jamaacah fariintiisa waxaa ay ahayd dadka abaaraha ay hayso in ay garabka kacaan dadka muslimiinta ah waliba oomanaha jira in ugu hiiliyaan iyo waliba waxaa uu ka hadlay wax yaabo aan la soo koobi karin …………………………………………………sheikh cumar callaamah