©Ahlusunnahkenya
|
Social Media
(+33) 283 822 928
|
info@ahlusunnahkenya.com
|
2972 Westheimer Rd. Santa Ana, Illinois 85486
Uncategorized

Gadoomiyaha ahlusunnah waljamaaca ee gobalka waqooyi barri kenya

sheikh cumar nuux ibraahim oo loo garan ogyahay sheikh cumar callaamah oo ah gadoomiyaha ahlusunnah wal jamaacah ee goboolka waqooyi barri ee dalkakan  kenya sheikha ayaa baaq u diray guudd ahaan dadka muxsiniinta ah ee soomaaliyeed inay garab istaagaan dadka  ay abaaraha ay saameyeen ee gobalka waqooyi barri kuwaas ;oo xaaldooda laga dayrinaayo … s gaar ahaan kuwa xoola dhaqatada ah .

Leave A Comment

Your Comment
All comments are held for moderation.